Ganacsatada Beesha murusade ayaa ku soo biiray saamilayda shirkadda qaabilsan dhismaha dekadda hobyo ee HICO

Ganacsatadaan ayaa sheegay inay diyaar u yihiin inay bixiyaan in la eg lacagta ay beesha HG ay bixisay

Mudane Mahad Salaad oo booqasho ku yimid xafiiska shirakadda Hobyo Investment Company

Agaasimihii hore ee hayadda sirdoonka Soomaaliya Mahad Maxamed Salaad ayaa bogaadin iyo dhiirigelin ugu yimid Shirkadda HICO .

Xafaladda Saxiixa Heshiiska Dhismaha Dekadda Hobyo

7 October 2024 Shirkadda Hobyo Investment Company iyo Shirkadda Metag ayaa wada saxiixday heshiis ganacsi kaas oo lagu dhisaayo dekadda hobyo . Xafaladdaan oo si heersare ah loo soo agaasimay ayaa waxaa ka qayb galay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor. sidoo kale waxaa xafaldda goobjoog […]