Category: NEWS
Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo ka soo qayb galay saxiixa dhismaha dekada Hobyo
Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka qeyb ahaa madaxda ka qeyb gashay xafladdii saxiixa heshiishka dhismaha dekadda hobyo
Ganacsatada Beesha murusade ayaa ku soo biiray saamilayda shirkadda qaabilsan dhismaha dekadda hobyo ee HICO
Ganacsatadaan ayaa sheegay inay diyaar u yihiin inay bixiyaan in la eg lacagta ay beesha HG ay bixisay
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa guul ku tilmaamay heshiiska ay shirakadda HICO la saxiixatay shirakadda Metag
Madaxweynaha ayaa sheegay in maamulkiisu ay hiil iyo hoo intaba ay la garab istaagi doonaan ganacsatada Soomiliyeed ee ku howlan dhismaha dekadda hobyo
Mudane Mahad Salaad oo booqasho ku yimid xafiiska shirakadda Hobyo Investment Company
Agaasimihii hore ee hayadda sirdoonka Soomaaliya Mahad Maxamed Salaad ayaa bogaadin iyo dhiirigelin ugu yimid Shirkadda HICO .
Xafaladda Saxiixa Heshiiska Dhismaha Dekadda Hobyo
7 October 2024 Shirkadda Hobyo Investment Company iyo Shirkadda Metag ayaa wada saxiixday heshiis ganacsi kaas oo lagu dhisaayo dekadda hobyo . Xafaladdaan oo si heersare ah loo soo agaasimay ayaa waxaa ka qayb galay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor. sidoo kale waxaa xafaldda goobjoog […]
Shir weynihii 1aad ee golaha guud ee shirkadda Hobyo Investment Company
Golaha guud ayaa yeeshay shir socday laba maalmood kaas oo la daahfuray 15 may 2024 waxaana la soo afmeeray 16 may 2024 kulankaan ayaa intii uu socday waxaa la ansixiyay xeer hoosaadka shirakadda Hobyo Investment Company , sidoo kale waxaa la doortay guddoomiye iyo guddoomiye ku xigeenka golaha […]
Sahankii ugu dambeeyay ee dhismaha dekadda Hobyo
sahankaan ayaa waxaa si wdajir ah uga qeyb qaatay shirkadaha Hobyo Investment Company iyo Great Horn Investment Holding ,ka dib heshiis ay horraan u wada galeen. waxaa meel wanaagsan maraya rumeynta riyadii ree Galmudug ee ahayd inay dhidibada u taagaan Dekadda hobyo, taasi oo ay baahi weyn u […]