Shir weynihii 1aad ee golaha guud ee shirkadda Hobyo Investment Company

NEWS UPDATE

Shir weynihii 1aad ee golaha guud ee shirkadda Hobyo Investment Company

Golaha guud ayaa yeeshay shir socday laba maalmood kaas oo la daahfuray 15 may 2024 waxaana la soo afmeeray 16 may 2024

kulankaan ayaa intii uu socday waxaa la ansixiyay xeer hoosaadka shirakadda Hobyo Investment Company , sidoo kale waxaa la doortay guddoomiye iyo guddoomiye ku xigeenka golaha maamulka “Board of directors”.

Shirkadda Hobyo Investment Company ayaa wadda qorshihii ugu waxtarka badnaa ee ku aadan horumarinta dhismaha dekadda hobyo

Sahankii ugu dambeeyay ee dhismaha dekadda Hobyo

sahankaan ayaa waxaa si wdajir ah uga qeyb qaatay shirkadaha Hobyo Investment Company iyo Great Horn Investment Holding ,ka dib heshiis ay horraan u wada galeen.

waxaa meel wanaagsan maraya rumeynta riyadii ree Galmudug ee ahayd inay dhidibada u taagaan Dekadda hobyo, taasi oo ay baahi weyn u qabaan dhammaan shacabka soomaaliyeed gaar ahaan dadka ku nool gobolada Mudug iyo Galguduud

hawl wadeenada Sahanka

xafladda Xiritaanka isfahamka Shirkadaha Hobyo Investment Company iyo Great Horn Investment Holding

Heshiis ay wada saxiixdeen shirkadaha Hobyo investment Company iyo Great Horn Investment Holding.

Gudiga ganacsatada ee dhismaha dekadda Hobyo oo maalmahaan howlo shaqo u joogay Wadanka Jabuuti ayaa wadahadalo maalmo qaatay kadib waxay heshiis iskaashi la galeen shirkadda Great Horn Investment Holding oo ah shirkadda maamusho dekadaha, Ayraboorada iyo Wadooyinka wadanka Jabuuti.

Labada Shirkadood ee Hobyo Investment Company iyo Great Horn Investment Holding ayaa ku heshiiyay in ay si wadajir ah u maalgashadaan Dekadda Hobyo sida ugu dhaqsiyaha badana loo bilaabo shaqada dhismaha dekeda.

Magaalo xeebeedka Hobyo iyo waxa ay kaga duwan tahay magaalooyinka kale

Magaalo xeebeedka Hobyo iyo waxa ay kaga duwan tahay magaalooyinka kale

Madaxweynaha Galmudug Iyo Wafdi Uu Hogaaminayo Ayaa Daahfuray Mashruuca Dhismaha Dekedda Hobyo

Madaxweynaha Galmudug Iyo Wafdi Uu Hogaaminayo Ayaa Daahfuray Mashruuca Dhismaha Dekedda Hobyo

Dhismaha Dekada magaalada Hobyo ayaa maraya meel gabogabo ah

Dhismaha Dekada magaalada Hobyo ayaa maraya meel gabogabo ah

GET IN TOUCH

Address:  Hobyo district , Galmudug-Somalia

Phone:

Email: info@hico.so

OPENING HOURS

Saturday: – Thursday : 7am – 10pm