Shir weynihii 1aad ee golaha guud ee shirkadda Hobyo Investment Company

NEWS UPDATE

Shir weynihii 1aad ee golaha guud ee shirkadda Hobyo Investment Company

Golaha guud ayaa yeeshay shir socday laba maalmood kaas oo la daahfuray 15 may 2024 waxaana la soo afmeeray 16 may 2024

kulankaan ayaa intii uu socday waxaa la ansixiyay xeer hoosaadka shirakadda Hobyo Investment Company , sidoo kale waxaa la doortay guddoomiye iyo guddoomiye ku xigeenka golaha maamulka “Board of directors”.

Shirkadda Hobyo Investment Company ayaa wadda qorshihii ugu waxtarka badnaa ee ku aadan horumarinta dhismaha dekadda hobyo

Sahankii ugu dambeeyay ee dhismaha dekadda Hobyo

sahankaan ayaa waxaa si wdajir ah uga qeyb qaatay shirkadaha Hobyo Investment Company iyo Great Horn Investment Holding ,ka dib heshiis ay horraan u wada galeen.

waxaa meel wanaagsan maraya rumeynta riyadii ree Galmudug ee ahayd inay dhidibada u taagaan Dekadda hobyo, taasi oo ay baahi weyn u qabaan dhammaan shacabka soomaaliyeed gaar ahaan dadka ku nool gobolada Mudug iyo Galguduud

hawl wadeenada Sahanka

GET IN TOUCH

Address:  Hobyo district , Galmudug-Somalia

Phone:

Email: info@hico.so

OPENING HOURS

Saturday: – Thursday : 7am – 10pm