Nagu Saabsan

Hobyo Investment Company (HICO) waa shirkad saamiley oo gaar loo leeyahay waxa ayna maalgashi iyo horumarin ku sameynaysaa Galmudug .

Shirkaddu waxa ay wejiga koowaad maalgelinaysaa dhismaha dekadda Hobyo, oo ah dekad dhacda badweynta hindiya kuna taal goob aad muhiim u ah iskuna xirta qaaradaha Asia, Africa iyo waddamada khaliijka .

Shirkadda maalgashiga Hobyo waxa ay qorshaynaysaa horumarinta iyo ka ganacsiga badeecadaha iyo xoojinta ilaha wax soo saar ee dalka sida xoolaha , kalluunka, shidaalka iyo kheyraadka kale