7 October 2024
Shirkadda Hobyo Investment Company iyo Shirkadda Metag ayaa wada saxiixday heshiis ganacsi kaas oo lagu dhisaayo dekadda hobyo .
Xafaladdaan oo si heersare ah loo soo agaasimay ayaa waxaa ka qayb galay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor. sidoo kale waxaa xafaldda goobjoog ka ahaa wasiiro iyo xildhibaanno ka tirsan Dowladda federaalka Soomaaliya iyo maamulka galmudug