Golaha guud ayaa yeeshay shir socday laba maalmood kaas oo la daahfuray 15 may 2024 waxaana la soo afmeeray 16 may 2024
kulankaan ayaa intii uu socday waxaa la ansixiyay xeer hoosaadka shirakadda Hobyo Investment Company , sidoo kale waxaa la doortay guddoomiye iyo guddoomiye ku xigeenka golaha maamulka “Board of directors”.
Shirkadda Hobyo Investment Company ayaa wadda qorshihii ugu waxtarka badnaa ee ku aadan horumarinta dhismaha dekadda hobyo