Xildhibaan Abdisalam Haji dhabanacad
Ayaa soo booqday xafiiska shirkadda dhismaha dekaddda Hobyo ee (Hico).
Xildhibaanka oo ka mid ah saamilayda shirkadda HICO ayaa warbixin laga siiyay howsha socota iyo halka uu marayo mashruuca dhismaha dekadda Hobyo.
Sidoo kale Xildhibaanka ayaa asna dhankiisa soo jeediyay talooyin wax ku ool ah, oo ku saabsan dardargelinta howsha socota ee dhismaha dekadda Hobyo.