Gudoomiye ku xigeenka baarlamaanka Galmudug ayaa booqasho ku timid xafiiska Shirkadda HICO

Marwo Faduma Abdi Ali Fandhe ayaa bogaadisay howlaha socda ee dhismaha dekadda Hobyo,
Sidoo kale marwo faadumo waxa ay sheegtay in ay diyaar u tahay dhankeeda wax walba oo dedaal in ay la garab istaagi doonto maamulka shirkadda Hico .
Marwada kulanka waxa ku wehliyay qaar ka tirsan golaha sare ee shirkadda HICO

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Please reload

Please Wait